Saturday, June 8, 2013

Qaabka wax loo saxo

In kor loo akhriyo waa qaabka u fiican oo wax loo qoro ama wax loo saxo, ama ugu yaraan waa mid ka mid ah qaababka ugu fiican oo wax loo qoro ama wax loo saxo.

Waa meerin la meerinaayo waxa qoraayo ama la saxaayo.

Cadaadiso waxa jira la iska dajin karo marka muraaqabo la suubsho intaan la seexan ka hor, ama marka si fiican loo tukado intaan la seexan ka hor, ama socod dheer la galo, ama marka shaqadaada si fiican loo qabsado iwm.

8 saac waxaa seexday xalay. Wali laakiin qof ma kiraysan aan lacag siiyo haddii aan dhowri waayo jadwalka hurdada.

Sida muuqata meeshaan kama muuqaato dhabeecado la qabatiimay faahfaahintooda. Marka maanta wixii ka dambeeya waa in lagu arkaa. Kuwaasoo ku saabsan sixidda.



No comments:

Post a Comment