Dadka kama warqabaan waxay dad kale ay ku samaynaayaan, laakiin haddii dhib qabto waxaa laga yaabaa inay dhahaan dadkaas ka masuul. Eedaynta marka hore waa macaantahay, laakiin waxay ka dhigaysaa qayrul masuul. Waxaa kaloo dadka kale siisay awood ay kugu dhibaan ama kugu anfacaan.

No comments:
Post a Comment