Waxaan garowsaday shaqada koowaad ee qorista ama sixidda, ama nolosha guud ahaan waa isnadiifinta nafta Iyo jirka. Labadaas ka dib waxaa la qabsan karaa shaqo dhaxalgal ah. Wadiiqooyin badan aa la mari karaa isnadiifinta: salaadda, muraaqabada, socodka dheer, 8 saac oo hurdo ah, raashin dheeli tiran iwm.

No comments:
Post a Comment