Sunday, May 19, 2013

Ujeedo Cad ama Khasaaro

Waxaan jeclahay inaan dadka ku saacido inay helaan waxay rabaan, maqaamka aan ku dhalaalo masrixiyadda, ama dadka hortooda. Marka inaan noqdo waaye khatiib shacbi, lacagna inaan ka helo meeshaas.

Si wax loo garto in maskaxda marantahay waa mid meesha ku jirta, si markaas maskaxda ay u dagaan waxa sida fiican ula tacaamuli kara fursadaha taagan ama halista.

Maskaxda culumada waxay dhahaan markiiba hal jile aa ku beejiya.

Marka iska marnow. Ha qoslin. Waxba ha samayn.


Go'aan cad inaad leedahay waa mid meesha ku jirta, oo waa inay jirin fursad kale.

Tusaale, waxaan rabaa Xaas, wax iska dhaaf, gaabsi ma jiro. Xirfaddaan aan amintaan ku shaqaysanaa si aan lacag uga helo, wax kale ma jiraan.

Xaas iyo khatiib shacbi ah. Bacdi arintaan wax aan ahayn haddii la raadiyo amin cayiman waa in lacag badan la khasaaraa.

No comments:

Post a Comment