Saturday, October 27, 2012

Saturday, October 27, 2012




Si fiican oo loo seexdo habeenkii waxay luma huraan u tahay inaad maalintii si fiican u shaqaysatid, bacdina aad la soo baxdid quutkaaga. Waxaad kaloo ka fikiri kartaa, raashin kugu filan inaad haysatid aan ka soo qaadaa, sidaad waxaad rabtid inaad qabasatid u qabsan lahayd, ayagana naftigoodana nolol uga soo bixi lahayd.

Habeen walba saacadda markay tahay saqde dhexe waqtiga Washington DC, meeshaan waxaan soo dhigaa sawir anoo hurda, markaan kacana sawir, caddayn u ah inaan 8 saac seexday. Marka haddaan saas samayn waayo, i warso $100, waa ku siina.

Runtii hurdo fiican badale ma laha, hadday leedahayna ma arag.

Waxaa dhici karta inay ila soo gudboonaadaan duruufo iga waawaayn, bacdi waa soo bandhigaa, afar saac ka hor, haddii ay jirin internet la'aan.

Waxyaabo fiican oo waxaa jira qacda hore kugu soo dhacaaya, marka kuwaan oo laga hadlo waxay fure u yihiin bicshaarada iyo xiriirka ragga iyo dumarka. Marka ku jimicso ka hadalka waxa meesha ku jira si naxariis leh. Wax ka macaan arintaan ma leh, ku dhiiro. Runta sheeg uu dhahay Nabiga NNKHA, kharaarba ha noqdee.

 1- Dumarka waxaa jira mid kaa heshay adna aad ka heshay, tan xoogga saar, kuwo kale iska dhaaf. Camalka ama shaqadana waa sidaas, mudada fog, tan soke waa quudka.

2- Aminaad kasbo: waxaad dhahdaa maalin habel waxaan helay waxaan rabay, haddana ka soo qaad, inaad heshay, adoon helin, si aad u heshid qorshe, bacdina aad u fulisid.

3- Ka soo qaad cishqigaaga inaad heshay, u dhaqan sidii adigoo helay oo kale. U labiso sidaas. Intaad seexan ka hor iyo markaad ka soo kacdid, dheh, waa helay waxaan rabay. Ilaahay aa mahad leh.

4- Marka waxaad gaaraysaa, naqnaqsi badan ka dib, war ninyahow haddii aad waxaan rabtid, fadlan saan iyo saas samee. Waa kan qorshahaaga. Adiga daji, ama la tasho dadka aqoonta u leh.

5- Qor Qorshaha

6- Hirgali. Hadduu shaqayn waayo, ku celi howshaan adoo fiirinaaya meesha wax ka khaldameen. Ku celceli ilaa aad gaartid hadafkaaga.

Good night sleep is  a foundation of productive day. I know one way to ensure I get 8 hour a day. Fix sleep and wake up time,  and then pay $ 100 fine if you don't sleep on time.
So, 6 days a week I will post on here pictures of me sleep at 0000  Eastern Standard Time, EST and waking up on 0800 again on EST.

This will happen unless I lack Internet.
Without emergency or some other valid reason stated 4 hours earlier, I will pay $100 to whoever alerts me to the failure to comply with my own rules.

Spontaneous socialization, discussing what is relevant in the first 3 seconds, has been linked to success both in the market place and in relationships, be it personal or professional. This is empirical matter,  not a theoritical one, you haveto  practice it so that it becomes a second nature, to really reap its benefits.

Mutual Attraction.
1- Some relationships are potentially attractive to you, and it is also attractive to relevant others. Focus on this one. The same applies to work.
2- Assume you already got the work and the  relationship you wanted.Act as if you do. Repetition helps, experts recommend you recite your achievement when you wake up and when you sleep and in between, 30 minutes a day is recommended.

3-  Identify a date in which you have to have this work and relationship. Be specific. 

4- If you really assume as if you got what you wanted, you will reach a point in which your mind will say this: hi if you really want this do this or that, this is your plan.

5-  Write the plan. If not, repeat the process.

6-  Implement the plan. If it does not work, repeat the process as needed. Persistence makes a difference. A lot of people don’t follow the six steps outlined above. Follow them.

I learned this system from Napolion Hill, in his book, Think and Grow Rich, a bestselling book.

No comments:

Post a Comment