Friday, October 26, 2012

Non-verbal Language, Afka Jirka

How to succeed in your professional and personal work and relationships?


1-      Most of the communication between people takesthe form no-verbal. Research shows that 93% of human communication is thingslike body movements and the tone of the speaker, how the speaker says what heor she says, that is the tone. Some research dispute this conclusion, but theystill state non-verbal language constitutes the bulk of human communication,something like 60-70% of the communication. If so, one ought to pay attentionto this, to communicate in the market place or in all human relationships.Females are said to be more experts in this field than men. To understand womanone may learn this language.

2-    Human soul is said to communicate in similarlanguage, it neither tells nor hides, but gives signs, to re-use statement thatwas said about the oracle in Delphi.

3-     Some people are sonic animals, like thedolphin: what they hear may influence them, and they may influence others onwhat they make them hear. You hear me, is a term that they may often use. Ifsomething gives them hard time, it behooves such people to reproduce how itsounds, for they understand things when they hear. They are ears.  What they make people hear is resource attheir disposal that they can use both in the market place and in relationships.

4-    Long time, there was a voice that used togive me a hard time, when I hear it. One day as the voice was ringing at my ears,I reproduced it, I immediately, noticed it was the voice of an opponent ofmine. Since that day it never bothered me again. In spiritual matters, or unconsciousmatters, someone said, awareness is sufficient cure. I concur.

5-    Be aware of what you focus? If you havechallenge, ask not its cause, but ask its cure. If I have solved this problem,how have I solved it? In fact, believe you already did and then ask how youhave solved it. You will find solution. Above all your mind will start focusingon the solution, not on the problem.  Youwill feel better, and when we feel better, we tend to solve problems better, asmentioned in one minute management, and as my experience shows. You can trytoo. Some say this is it, the elixir.
Sida caadiga si la sharaxo sababaha ka li

1-      Warka insaaniyada badankiis waxay  isku dhaafsadaan qaabka jirka loo suro ama loowadwado iyo qaabka codka loo yeeriyo. Afkaan wuxuu gudbiyaa sagaashan iyosaddex boqolkiiba warka. Meesha erayada ay gudbiyaan wax ka yar boqolkiibatobon, 7%. Arintaan waxaa lagu ogaaday udurus cilmi ah oo ku saabsan majaalka isgaarsiinta.

2-    Waxaan meesha ku jirin aad ka hadli kartaa,haddaad codka yeerisid aadna ku lartid afka jirka, qaabkaad u surantahay amaisku wadwadid. Dad badan arintaan ma dhacsana. Marka waxay ku qoslaayaan waxaanqiimo lahayn, bacdi waa yaabayaan, waxayna leeyihiin maxaan ku qoslay? Waxay kuqosleen waa qaabka codka loo yeeriyay iyo qaabka jirka loo dhaqaajiyay ama loosuray.

3-     Ruuxda Banuu Adamka afkaasay ku hadashaa.Waxna ma qariso waxna ma sheegto, laakiin waa tilmaamtaa. Ninkii barta afkaanasagaa ama iyadaa isfahmaysa. Iska ilaali fariimaha shaydaanka, oo la yiri wuxuuku socdaa meeshuu dhiigga ku socdo. Ma adka in la garto fariimaha shaydaanka,caqliga fiyow waa karantiili karaa asagoo adeegsanaaya garashada lagu dhashoiyo waxa la isla ogyahay.

4-    Dumarka waxaa la yiri afkaanay ku hadlaan,marka afkaan isticmaal sidaad xaas u heshid ama aad ugu dhaqatid, ama labadaba.

5-    Afka jirka, oo inta badan dhaca ficil amafal, waa afka ugu fasiixsan afafka lagu hadlo. Saas loogu maahmaahaa, falku waaka cod dheeryahay erayada.

6-    Dadaa dhag ah, waxaa si wayn u saameeya codka, dadkana waa ku saameeyaan. Dadkaan waa inay iska fiiriyaan sida codkooda uyeeraayo. Dadka oo dhan waa sidaas, maadaama codka qaabkuu u yeeraayo uu masuulka yahay soddon boqolkiiba, 30%,  wax kabadan warka la isku gudbinaayo. Dumarka waxaad ku soo jiidaan kartaa, ama kuburin kartaa, qaabka codkaaga u yeeraayo.

7-    Waxaad ka hadashid waa toosh oo kale, wuxuuifinaa; dooro waxaad rabtid inaad ifisid. Daa’iman dooro xalka. Haddu dhib kuhaayo, haka hadlin waxa dhaliyay dhibka, ka hadal sidaad u xalisid. Arintaansaaxiibad qurux badan, lacag, nabad, xuriyo inaad ku heshid aa laga yaabaa.Caado ka dhigo. Sidee arintaan ku xaliyay. Waa sir wayn. Bacdi waxaad xooggasaaraysaa xalka, maya dhibka. Waa habeen iyo maalin.


Location is very important both for business and for relationships. Both of

No comments:

Post a Comment