Hurdo markaan rabo, ma soo dagto, markaan rabin, oo mashquulsanahayna ma Iga tagayso, Ila talo. U
1- Meeqo saac oo hurdo ah aad u baahantahay? Ka jawaab arintaan. Aniga waxaan u baahanahay 8 saac si aan shaqo fiican u qabsado.
2- Xili go'an maalin walba ka kac.
3- Hadaad seexan waysid inta kugu filan, gadaal ka gud, adoo seexanaaya ka hor xiligii aad seexan jirtay. Mar walba ka kac isku xilli.

No comments:
Post a Comment