Sunday, April 28, 2013

Labaalayda iyo Ujeedo

Sideeba insaanka wuxuu wax gartaa
markow wax iska soo horjeeda isgarab dhigo. Saan in wax loo wadwadana waa
maawaylaysi.

Ku dar in arintaan lagu daro ujeedo, istaraatiijiyad, farsamo iyo sahay.

No comments:

Post a Comment