Friday, April 19, 2013

Aqoonta nafta deg dagga ah

Waxaan ogaaday dadka badankiis ma yeelaayaan imtixaan 75 su'aal ah qaado, bacidna waa isbaranaysaa.

Marka waxaan alifay daqiiqodo isku baro. Bacdi dadka badankiis, markay arkaan waxaan la yaabkooda iyo manfacooda waxay bilaabaayaan inay imtixaan kula soo aadaan, so ay u lgaadaan inaad run sheegaysid iyo in kale

Waxaan kaloon suubiyay kaar ay ku qorantahay macluumaadka ay u baahanyihiin oo dhan, sida shabakadda ay imtixaanka ka qaadan karaan, magacayga, meel la igala soo xiriiro, shahaadooyinka aan haysto iyo waxaan qabto: aaladaan inaad u isticmaali kartid inaad yoolalka aad leedahay aad ku gaartid, ha ahaato, lacag, aroos, saaxiib, nabad iyo xuriyo iyo arimo kale oo tiro badan.







No comments:

Post a Comment