Qorshahaan waxaan ku shaqaynaa ilaa maarso, 10keeda, 10ka maarso ka hor 11:55 pm, waa inaan keenaa qorshe dadaaaya ilaa 18ka bisha. 18ka 11:55pm ka horna waa inaan keenaa mid dadaaya ilaa 30ka bisha.
Qorshaha koowaad waa saciid, nin dhalinyaro ah sida uu ku helay wuxuu ku fiicanyahay, bacdina uu waxaas qabsaday si u sahashay inuu ku noolaado, marka hore, marka dambena qaraabada ka taageero. Qormadaan waxaan wadaayaa ilaa saciid uu qabatiimo ka qabatiimo shaqadiisa iyo wax ka helkeeda. Qorshahaan waa maalinle labo labo af ku soo baxaaya, aakhirkana saddex af.
Maalin walba waxaa jib ah soo saaridda hal jumlo oo tayo leh, afafkaas kala duwanna ku soo baxda. Haddii kale $50 I waydiiso, waa ku siinaa. Qormadaan waa inay ku soo baxdo
Friday, March 1, 2013
Thursday, February 28, 2013
The Quest for Mini-Max
Your whole work sometimes can be done in minutes or in few hours; perhaps necessary provisions for life is similar, they can be attained in minutes or perhaps in few hours and no more.
If so, this is an epitome of less and more or mini-max,
and I desire to know more about it, so that I could dedicate to focusing that
which I am here for.
The book below talks this topic of mini-max in depth.
The book below talks this topic of mini-max in depth.
Wednesday, February 27, 2013
Asalka ama Originka Insaaniyada
Qofka muxuu yahay asalkiisa? Ma dhoobo mase ruux? Mase labadaba? Ruuxda xaggay ka timid? Quraanka waxaa ku cad inay ahayd qayb Ilaahay ka mid ah, ruux dhanka Ilaahay ka ahaatay, bacdina dhoobada lagu afuufay.
Marka Aadanaha asalkooda waa Ilaahay.
Carabtu waxay dhahdaa wax walba asalkooda ay u noqdaan.
Dadka markay dhintaana waxaa la dhahaa oo la soo wariyay in la dhaho Ilaahay aa na leh, anagana dhankiisa aan u noqonaynaa.
Asalka ama originka, ama waxa Jabaaneeska ay dhahaan motto, waa Ilaahay.
Waxaa kaloo soo aroortay in la barto Ilaahay. U fiirso Aadanaha waa qayb Ilaahay ka mid ah, laakiin Ilaahay iyo wax u dhow ma aha.

Tuesday, February 26, 2013
How to Get Work Done Part II
If you want to get work done, say you want to do this, limit what you will do to what is absolutely necessary and no more, the essentials. Having done that, allocate time for it needed to get the work done. If you don't do it, without good reason that can be accepted in work place, then lose some money. If you do, celebrate by doing something you like, watch a good movie in Netflix or something.
Most of your work, 80-99%, consists of abstaining from unnecessary activities such as checking Facebook statuses, news sites, emails and other things of that nature. They consume energy, time attention and so on. If you only do what is necessary, someone said, you will be successful, I agree.
The easiest way to do this is not to start because if you start it will gain momentum and soon you will do more of it without knowing.
Instead do more of what you wish to do in small ways. This will soon gain momentum and you will do more of it without knowing you did it.
Eventually, this will become your habit, doing what is necessary and nothing else. At this point you will be very successful person.
Happy is the man or the woman who masters this art, not doing anything but that which is necessary for living well, and for helping others do the same.
Refuse to engage in nonsense activities regardless their irresistibility, soon you will acquire your financial freedom, followed by opportunity to work on your salvation.
In the age of phone Internet, the temptation is real and pervasive.
Remember, my good friend, freedom requires eternal vigilance. The threat is real and ever-present.
For me to do a work of eternal value or something of value I must have schedule and ought to be done when I am not breathing. Absence of these two conditions work to me remains undone.
The best thing to say or do is the one that occurred to you in the first three seconds, hang on to that, not what comes afterwards. Test to see its validity and so on. That I think is sort of things that we ought to be working on, some of us at least, as the author of Blink suggests.

Dhiironaanta waa wax qurux badan
Waxa meesha ku jira si edeb leh u sheeg. Tan caado ka dhigo. Shaqadaada xoogeeda waa inaad maalaa yacni iska dhaaftid, 80-99%.
Monday, February 25, 2013
Goormaa Dumarka la Shukaansadaa, iyo Macaash kale
Mararka qaarkood waa iska ogtahay in la is rabo, waa markaas marka lagaa rabo, inaad dhahdid aan isfahano, inta kalena iska dhaaf. Tan waxaad uga fakan kartaa mushkiladda qalaadaynta, ama inaad noqotid wax qalaad. Maalin walba tan ku jimicso ilaa ay caado kaaga noqoto.
Arimaha Diinta markaan ka hadlaayo si fiican aan ugu bogaa , marka waa inaan badiyaa ka hadalka Diinta. Waxa loo bago oo la bursado waxay kaa leexinaysaa waxaad u bogtid oon fiicnayn.
Dadka meel sare nolosha ka gaara waxay Qaataan go'aan dagdag ah oo ka dhalanaaya hadafkooda shishe oo iskacad.
Bulshada dhexdeedana waxaa jira waxyaabo aad ogtahay inay meesha ku haboonyihiin in la suubsho, samee, waxaad uga fakanaysaa mar kale inaad noqotid wax qalaad, ama qariib, soo dhawoow. Runtii waa ciqaab in qofka dalkiisa laga masaafuriyo, bacdina uu noqdo qariib. Mishkilado badan oo aadanaha rafaadiya waxaa ka masuul ah soo dhawoownimada ama qurbaawinimada. Arintaan waxay si gaar ah u dabadhigataa dadka aan ka tirsanayn bulshooyinka.
Harvard Jamaacadda la dhaho udur ay samaysay waxay ku ogaatay in dadka Qaacida gala badankood inay ahaayeen dad bulshadooda la qabsan waayay. Qalaadnimo aa dowr ka ciyaartay arimahooda, walow la iska dhicin karo, haddana waa arin mushkilo badan.

Factors of Success
Four factors ought to be present to achieve a goal. Some
people are very good at coming up with this, final goals or vision. Their
personality is generally that of idealism, according to Keirsey Temperament
Sorter, KST II Sorter.
1-
First, you have to have a major goal or overall
aim or vision. This is your dream, sort of things you wish to attain before you
leave this planet. Put it differently, these are sort of things when you
remember you feel unhappy and you wish if you could have done them. This or
many of these constitute your final goal, your unfulfilled wishes.This is like writing mission statement. Visionaries or
teleologists or NFs are better suited to come up with these kinds of final
ends.
2-
You ought to also have a strategy, overall plan
of action to achieve the final end. The way to get an overall plan is to move
backward from the final end by answering this question: suppose I have achieved
this goal, how have I did so? You continue to ask questions like this and then
answer them until you reach where you are right now relative to your final goal. At this point, you have analyzed
the final goal, that is you have broken down the path to the final goal into
its components. That is what analysis
means in Greek, to break up a whole into parts. Strategists or generalists, or
NTs, are better suited to come up with these kinds of overall plan.
3-
Now, we ask what can I do now to get close to
achieving the final goal. Since the path consists of parts leading to the final
goal, we choose one part or station to reach, in our way to the final goal. We
now have a definite short term goal linked to our final goal. SP or Tacticians
are better suited in achieving these kinds of short term goals.
4-
We fix a deadline and provide provisions needed
to achieve the end. Moreover, we also fix rewards and punishment relative to
the attainment of the goal on time. We write these and sign them. SJ or
logisticians are better suited to this task.
Subscribe to:
Posts (Atom)