Monday, February 25, 2013

Goormaa Dumarka la Shukaansadaa, iyo Macaash kale

Mararka qaarkood waa iska ogtahay in la is rabo, waa markaas marka lagaa rabo, inaad dhahdid aan isfahano, inta kalena iska dhaaf. Tan waxaad uga fakan kartaa mushkiladda qalaadaynta, ama inaad noqotid wax qalaad. Maalin walba tan ku jimicso ilaa ay caado kaaga noqoto.


Arimaha Diinta markaan ka hadlaayo si fiican aan ugu bogaa , marka waa inaan badiyaa ka hadalka Diinta. Waxa loo bago oo la bursado waxay kaa leexinaysaa waxaad u bogtid oon fiicnayn.

Dadka meel sare nolosha ka gaara waxay Qaataan go'aan dagdag ah oo ka dhalanaaya hadafkooda shishe oo iskacad.

Bulshada dhexdeedana waxaa jira waxyaabo aad ogtahay inay meesha ku haboonyihiin in la suubsho, samee, waxaad uga fakanaysaa mar kale inaad noqotid wax qalaad, ama qariib, soo dhawoow. Runtii waa ciqaab in qofka dalkiisa laga masaafuriyo, bacdina uu noqdo qariib. Mishkilado badan oo aadanaha rafaadiya waxaa ka masuul ah soo dhawoownimada ama qurbaawinimada. Arintaan waxay si gaar ah u dabadhigataa dadka aan ka tirsanayn bulshooyinka.

Harvard Jamaacadda la dhaho udur ay samaysay waxay ku ogaatay in  dadka Qaacida gala badankood inay ahaayeen dad bulshadooda la qabsan waayay. Qalaadnimo aa dowr ka ciyaartay arimahooda, walow la iska dhicin karo, haddana waa arin mushkilo badan.

No comments:

Post a Comment