Tuesday, March 26, 2013

Sidii siciid nooli uga helay wuxuu ku Fiicanyahay

Waxyaabaha Saciid u sahlay inuu hadafkiisa gaaro waa istill, hurdo amin go'an la seexdo, lagana soo kaco, raashin ku filan, oo leh miro, badan, khudaar, digir iyo waxyaabaha laga helo xoolaha, sida subagga iyo caanaha, iyo waxoogaa macmacaan ah, iyo cabitaan badan. Intaas waxaa u dheer jimicsi iyo isilaalin.

Wali wuxuu ku mashquulsanyahay diyaarintii qormooyinka ganacsigiisa cusub.

Wax walba oo qiimo leh waxay dabogalaan dadaal laga galay ayadoo laga wahsanaayo, mararka qaarkood.



No comments:

Post a Comment