Howlahaan markay jiraan shaqo fiican aan qabtaa: 1- markay wax igu soo dhacaan oon horay ka qoro; b, markaan socodo, oon raashin fiican cunay ama cabitaan; 3- markaan 8 saac xalay seexday 4- markaan dhameeyay iskorjoogto ama muraaqabah.
Wahsi iyo dhakhso dhakhso hadduu jiro shaqo tayo leh ma qabto, waqtigana waa iska dhammaadaa. Marka waa is tartiibinaa, wahsina ma jiro.
Markaad saan u shaqaysatid, waxba kama tagaysid, waqti badanna waa haystaa.
Haddaan si guud hadalo, dadka waxaa loo kala saari karaa kuwa diiradda saara waxaan laga warqabin ama la taaban karin, sida fikradaha, laakiin la garan karo, sida riyada oo kale, lagama warqabo ujeedka laga leeyahay, laakiin waa la arkaa, dadaa jira arimahaan jecel inay meharad ka dhigtaan, sida loo warame Yuusuf, NKHA, riyooyinka in la fasiro, ama guud ahaan sheekooyinka la fasiro ama la gadiyo, تاوىل الأحاديث.
Dadka kale waxay jecelyihiin inay xoogga saaraan wax la taaban karo ama laga warqaba, sida lacagta, farshaxanka, ciyaaraha iwm, waxaanaa la tiro badan, marka wax kale waqti uma haayaan.
Dadka kale waxay jecelyihiin inay xoogga saaraan wax la taaban karo ama laga warqabo, waxaanaa la tiro badan, marka wax kale tabar uma haayaan.
Insaaniyda marka waxay u dhacdaa labo qaybood, kuwa xiiseeya wax shanta dareeme lagu ogaan karo, iyo kuwo xiiseeya wax dareenka lixaad lagu ogaan karo, sida fikradda hebel kaa qabo inaad riyo ku aragtid, ama inaad iska ogtahay, laakiin aadan ogayn sida aad ku ogaatay.
Source of the picture: crisp.nus.edu.sg

No comments:
Post a Comment